Faahfaahino ka soo baxaya Masuuliyiin ku dhintay doontii ku qalibantay B/Weyne (Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan doontii maanta ku degtay xaafado ku yaalla magaalada B/weyne oo ay buux dhaafiyeen biyo fara badan oo ka dhashay fatahaada webiga Shabelle. Doontan ayaa waxaa la socday mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan iyo maamulka degmada Baladwayne, waxayna u socdeen iney kormeeraan mashaqada ka dhalatay fatafahaada iyo sida ugu … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya Masuuliyiin ku dhintay doontii ku qalibantay B/Weyne (Sawirro)